Shirkii beri Kismaayo ka furmi lahaa oo dib u dhacay iyo Axmed Madoobe oo Safar deg deg ah ku yimid Muqdisho

Shirkii la filayay in 10 Bishaan January uu ka furmo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa warar hoose waxaa ay sheegayaan in dib uu u dhacay  Shirkaasi  isla markaana uu furmi doono 12 Bishaan.

 

Wararka waxaa ay sheegayaan dib u dhaca ku yimid Shirka in ay codsadeen qaar kamid ah Maamul Gobaleedyada dadlka ka jira ilaa 12-ka Bisha.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka soo ambabaxay Magaalada Kismaayo isagoo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Comments

comments