Shirkii Kismaayo oo mar kale dib u dhacay

Waxaa lagu soo waramayaa inuu dib u dhacay mar kale shirka wadatashiga Kismaayo

 

Sida uu BBC-da u sheegay wasiirka arimaha gudaha Jubbaland maxamed warsame Darwiish

 

Waxaa magaaladda Kismaayo gaaray qaar ka mid madaxweynayaasha dowlad goboleedyadda

 

Waxaana sidoo kale maanta la filayaa inuu Kismaayo tago madaxweynaha dowladda Federaalka

 

Beesha Caalamka ayaa sioo kale shalay tagtay Kismaayo. waxaana ka mid ah wasiirka arimaha dibada Itoobiya

 

Shirkan wadatashiga ayaa waxaa ugu weyn qodobada laga xaajoonayo qaabka ay noqonayso doorshada sanadkan dhici doonta

Comments

comments