Waxbarashadii Berisamaadka

Waxbarashadii horeWaxaan shaki ku jirin in waxbarhaashadii hore ka duwneyd  waxbarashada maanta marka laga Eego dhinacyo badan taasi waxaa si toos ah  u garan kartaa markaad xooraansi ku sameyso.

Taariikhda wax barasho ee dalka & barisamaadkii  qiimaha ay laheyd & farqiga U Dhaxeya ardayga Shalay & kan maanta hadii ay ahaan laheyd Tayada waxbarasho ,Manhajka Waxabarsho  , Nidaamka waxabarasho ee jiray xiligaaas.

Somaliya waxey kaalmaha hore kaga jirtay waxbarashada afrkika  &tan caalamka intiisa kale

Ardayga soomaliyeed wuxuu ahaa mid malgo & maamuus ku dhex leh ardayda kale wuxuna  ku Tilmaamnaa asluub wanaag, anshax , tacliin sare,dulqaad,akhlaaq wanaag & inuu ixtiraamo Barayaashiisa oo iyagu sabab  u ah inuu ka baxo mugdiga jahliga una bareero ileyska taclinta

Ardayga soomaliyeed wuxuu ku sareeyay maadooyinka cilimiga kaalinta 1aad ayuu afrika kaga jiray &taqasusyo kale sida Duuliyanimada,Luqadaha,Injineriyada, Siyaasadda iwm.

Dowlada somaliyeed waxey xiriir wax barasho  oo dhow la  laheyd wadamo badan  arintaas-

Oo fududeeysay in ergoyin waxbarasho soomaali ah loo diro wadamadas Sida Ciraq ,Russia Italy

Egypt Saudi arabia UsA iyo UK.

Ardayga somaliyeed ee dugsiga sare idleysta wuxuu ahaa Macallin buuxa oo wax ka dhigafasallada  hoose ee iskuullada dowladda, sido kale wuxu ka qeyb qaadan jirnay ololaha lagula

Dagaalamayo jahliga, sida ololaha ciribtirka uminimada afka hooyo &ololaha wacyigelinta waxbarashada, ololaha  hormarinta waxbarashada dalka,

Sidoo kale  wuxu ahaa mid iskaa wax u qabso ku shaqeeya oo bulshada waxtara Kana soo dhalaala masuuliyada bulshadedka umadda soomaliyeed kaga aadan.

Waxbarashda dalka waxey aheyd mid tayo leh sababta oo ah manhajka waxbarasho ee dalka

wuxu ahaa mid dhmaeystiran oo daboolaya  baahida waxbarasho ee dalka

Taas waxaa sii xoojinaya hogaamiayayaal badan oo afrikaan ah ayaa waxbarashada dalkaeena

Ka soo aflaxay oo aan qoraalkeena ku muujin karno lkn waxan jecelnahay maqaaladeena soo – Socdo inaan iyagoo faahfahsan idinkugu soo bandhigno.

Comments

comments