Suxufiyiinta Warbahinta Somaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Cabdi Xaaji Goobdoon

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Suxufiyiinta ka howlgasha warbahinta somaliya ayaa dhammaan uga tacsiyeeyay Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Bahda Saxaafadda geerida ku timid Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah rug caddaa Saxaafadeed oo ku mudda dheer ku soo shaqeynayay warbaahinta Soomaaliyeed.

17

44

200

Dhamaan waxa ay sheegeyn Cabdi Xaaji Goobdoon in uu ahaa Macalin Saxaafadeed oo aysan iloobi doonin bahda warbaahinta Soomaaliyeed guud ahaanteeda, waxaana uu ka tacsiyeeneynaa geeridiisa. Allaha U naxariisto.

845_1711110412455070_1670862119538542797_n

2021

9544_1719972948235483_4374975249545275807_n

920846_1714905325408912_6719766673764504708_o

10363810_1711110419121736_7727138666243800700_n

12301553_1704494506449994_2258718719043615773_n

12308176_1704494446450000_4062679932063914919_o

12370697_1711646635734781_1138788321234790522_o

12571437_459803200886416_1251690571_n

images

vlcsnap-2016-01-25-22h22m28s144

Comments

comments