Alle ha u Naxariisto Marxuum Cabdi Xaaji Gobdoon

Waxa uu ahaa Qof muhiiim ah oo inaga baxay Alle ha u naxariisto cabdi xaaji gobdon ma dhinta waa ilaah anaguna walaalyaal aynu u soo duceyno ”

Qofkii mar la sheekeysto ama la soo shaqeyey ayaa ogaan kara AUN Gobdoon sida ay ugu weyntahay Midnimada Ummada Somaliyed…

Muuqalkan Waxa uu ahaa wareysi dheer oo aan la yeeshe lkn intan yar waxa ay ka tarjumeysay waqtigaas waxa ka guuxayey maskaxdiisa iyo sida ay ugu weyn tahay hergelinta adeegsiga afkeyna hooyo”

Comments

comments