Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday Dhaawacyadii Weerarkii Liido+(Sawiro)

Guddoomiyah Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib Safar Dalka dibdiisa oo uu ku Maqnaa ayaa soo Booqday Bukaanadii dhawan ku dhaawacmay Weerarkii Al-shabab ay ku qaden Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Yuusuf ayaa Bukaanka uu booqday waxa uu Gaarsiyey sidoo kale Deeq lacageed Tasoo ugu Talogalay in ay ku Meel Garaan waxa una sidoo kale tacsi udiray dadkii ku Geeriyooday isla Werarkii liido.

Waxa uu intaa ku Daray inaysan Shacabka Soomaliyeed niyad Jabin doonin Werarada lagu Qadayo Melaha ay Bulshada isugu Yimadaan.

Sidoo kale wax uu Tacsi u Diray Alle ha u Naxariistee Ruug Cadaa Saxafadeeda Cabdi Xaaji Goobdoon oo Muqdisho ku Geeriyoday isagona Alle uga Baryey in Janatu fardowsa ka Warbiyo
981097_860068357439289_6510999097985646453_o

1292880_860069054105886_4721602125567810611_o

12604669_860068067439318_8844903135430776357_o

12604885_860068307439294_837268152628374635_o

12605284_860068027439322_317355474193876966_o

12605284_860068407439284_7111439697472868038_o

12605339_860068974105894_1240815538564568028_o

12605568_860068594105932_7694482674208704437_o

12615392_860067990772659_2553931637167280387_o (1)

12615422_860067944105997_3262490752980061572_o (1)

12615422_860067944105997_3262490752980061572_o

12615582_860068944105897_463238578835253777_o

12615659_860068520772606_4425261080240049109_o

12622235_860068110772647_64037508478005638_o

12642498_860068264105965_6398519190770948302_n

12646611_860068180772640_3640211969022744217_o

Comments

comments