Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kenya+(Sawiro)

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka uduulay dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Eldoret.

Madaxweyne Xasan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Eldoret ku soo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya .

Ujeedada socdaalka madaxweynaha ee Eldoret ayaa ah inuu ka qayb galo munaasabada halkaas ka dhacaysa maanta oo lagu baroor diiqayo asakrtii Kenya ee shabaabku ku laayeen tuulada Ceelcade ee gobolka Gedo.

Waxaa sidoo kale munaasabadan ka qayb galay madaxweynaha dalka Nigeria general Buhari.

Madaxweynaha Nigeria ayaa la sheegay in munaasabad maamuus sare leh oo soo dhaweyn ah loogu diyaariyay garoonka iyadoo uu garoonka ku soo dhaweeyn doono madaxweyne Uhuru Kenyatta.

XASAN-ELDORETXASAN-ELDORET1

XASAN-ELDORET2

Comments

comments