Daawo:- Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas oo sheegay in aysan raali ka ahayn go’aanka Muqdisho lagu gaaray

Waa Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay isaga baxday Shirarkii gaaar gaarka ahaa ee ka soconayo Magaalada muqdisho.
Waxa uu sheegay in Shirkaasi uu fashilmay isla markaana wixii ka soo baxay aysan Puntland raai ka ahayn.

Comments

comments