Daawo: Doorka maanta Shacabka waxaa hogaaminkara Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadaninimo ilaah isugu daray.??

waxaa doorka maanta Shacabka hogaaminkara Aqoon-yahan damiir lahoo daacad iyo wadaninimo ilaah isugu daray.???
Adiguba dadaaloo horumari dalkeynooo”’
#Muqaalkan hoose waa hees qiimo badan oo loogu magac daray Soomaalidu waa Walaal ”’
Walalkeyga oo ku luuqeyay heestan wan uga mahadcelinaa waxana lagu saleeyay waqtiga lagu jiro iyo sida looga gudbikaro:
Anigu waan ku raacay ee adigu ma igula raacsantahay mise ?
Erayadu heesta waa:
—Somalidu waa Walaal
Sokeeye Iyo waa isku xidid
Sinaba Uma kala fogeeee”’
—Sidriga iyo laabta isku fura
Midnimo aan u Sahmineee”’
—Isu Samir Somaliyeey ka soco shalay salalkii dhacay”
Isu Samir Somaliyeey ka soco shalay salalkii dhacay”
—Xasuustaay Qalad ma saxo waa suni waayo waayo xun”
Sameynta Qabiilka ka taga”Sameynta Qabiilka ka taga” Halkan ka daawo :

Comments

comments