Daawo:Wariye Zakariya Mahamud TimaCadde Oo Ka Xogwaramay Safarkii Uu Ku Tagay Baydhaba Janaay+(Sawiro/Muqaal)

Waxa uu yiri wariyuhu marka uu kasoo laabtay safar shaqo uu ku tagay magalada baydhabo ee xarunta gobolka bay’Wax kabaro Beydhaba Janaay,Sidoo kale warbixintan uu diyaariyey waxa uu diirada ku saaray Marxaladaha siyasadeed laga soo bilaabo burburkii dalka iyo sameyntii uu ku yeeshay adeegyada bulshada’
10173704_1123034101040061_7211136160398384151_n

12512576_1124052084271596_6978071142369480532_n

12552940_1122405941102877_2194836382959937957_n

12565629_1031531380243790_376214855567633557_n

12573941_1031531136910481_5486756637550110990_n

waxa kale uu ku muujiyey warbixintiisa isbedelo badan oo ka jira baydhaba janaay.
Sakariye waxa uu ka tirsan yahay tv-ga Universal Xarunta Muqdisho waana wariye howlkar ah oo jecel in bulshadiisa u soo baahiyo hadba dhacdooyinka iyo horumarada ka jira Somaliya .
5483_759225384213013_1135482014190258251_n

12548909_1124738487536289_1038908472886995577_n

12552513_1124052030938268_1237669069084314160_n

12643023_917505625037581_5076965904225639051_n
Hadaba halkan ka daawo Warbixinta uu diyaariyey:

Comments

comments