Xuska dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH

munasabado qiimaha weeyn leh oo lagu soo dhawaynayo dhalashada Nabigeenii Muxamed NNKH ayaa lagu qabtay gudaha somaliya iyo dibada

Waxaa la arkayay gaadiidka raaxada oo socod ku maraya wadooyinka Magalada iyo fardo oo qasiidooyin NABI amaan ah oo ay ku soo Dhawaynayaan xuska dhalashada Nabigeena Muxamed ka soo jeediyay goobta ay ku kulmeen Isu soo baxayaasha. Halkan hoose ka daawo barnamijka muqdisho iyo manta hctv oo looga hadlay:

Comments

comments