OGEYSIIS: Shabakadda Kowtharmedia oo dhowaan baahin doonta barnaamijyo xiiso leh

Assalaamu Calaykum…..

Dhammaan macaamiisha sharafta leh ee shabakadda Kowtharmedia waxaa lagu wargalinayaa in howsha warbaahineed ee aan u hayno umadda Soomaaliyeed lalaba jibbaari doono.

Shabakaddu waxay idin soo baahin doontaa dhowaan barnaamijyo gaar ah oo muuqaal ah kuwaasoo lagaga hadlayo taariikhda dalka, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Sidoo kale waxaa ka marnayn inaan tabin doonno barnaamijyo ku saabsan arrimaha bulshada.

Haddaba haddii aad doonayso inaad nala soo xidhiidho ama aad inoo heyso talo, tusaale ama fikrad cusub fadlan naga la soo xidhiidh.

Email: Kowtharmedia@gmail.com

Comments

comments