Daawo: Gudomiye Yasiin Nor oo ka hadlay Xalada dhabta ah Ee ka jirta Warta Nabada Muqdisho

Degmada Warta Nabada waxaa ay kamid tahay 17 degmo gobolka banadir ee muqdisho
Waxaa ka socda adeegyo muhiim ah oo loo qabanayo bulshada ku nool xafadaha degmadaasi.
Sidoo kale waxaa jira baahiyo ay qabaan bulshada halkaasi ku nool”
Maamulka degmada warta nabada oo ka hadlaya xaalada dhabta ah ee ka jira degmadaasi halkan ka daawo:

Copy right: HornCabletv.Mogadishu.

Comments

comments