Daawo: Muqaalkii 2aad Socdaalka Geedi Socodka Nabada Godin labe +(SAWIRO+MUQAAL)

waxa uu ii ahaa safarkan mid qiimo badan oo aan ku gaaray deegaano hoostaga gobolada dhexe ee somaliya.
waxaa igu wehlinayo asxaab qaali igu ah oo degaan rasmi ku ah degaanadasi iyo kuwa aan iska raacnay magaalada muqdisho.
sidoo kale waxaa nala socday agaasimaha dhalinyarada dowlad goboledka galmudug somaliya iyo gudomiyaha dhalinyarada godin labe oo iigaga warbixiyey adeegyado kala duwan ka socday goobihii aan tagnay iyo arimo kale oo la xariira is dhexgalka bulshada .
waxyabihii aan ku soo aragnay halkaasi iyo degaan barasho hor leh ka daawo halkan hoose :

Sawiro:
IMG_5664

IMG_5700

IMG_5711

IMG_5713

IMG_5738

IMG_5743

IMG_5753

IMG_5754

IMG_5766

IMG_5768

IMG_5770

IMG_5772

IMG_5794

IMG_5798

IMG_5804

IMG_5808

IMG_5814

IMG_5815

IMG_5823

IMG_5828

IMG_5838

IMG_5854

IMG_5863

IMG_5864

IMG_5866

IMG_5891

IMG_5929

IMG_5941DSC_0631

DSC_0634

DSC_0641

IMG_5950

IMG_5983

IMG_5989

IMG_6020

Comments

comments