Daawo: Taariikh Nololeedka Xildhiban Mohamed Omar dalxa

Barnamijka dib u xasuuso tarrikhda oo lagu casuumay Xildhiban mohamed omar dalxa ahna gudomiyaha gudiga barlamanka u qabilsan arimaha dibadda,halkan ka daawo: Qeybta 1aad Ee Taariikh nololeedkiisa iyo waayihiisa faneed

Hadaba aqriste kusoo dhawaaw Qeybta 2aad Ee Taariikh nololeedkiisa Mohamed omar dalxa mudane ka tirsan barlamanka Somaliya oo aan ku wareyste Xarunta Golaha Shacabka Muqdisho.

Mahadsanadiin.
Copy right: HornCabletv.Mogadishu.

Comments

comments