Daawo:Dhibatooyinka ay la kulmaan gaadiidka bajaajka Muqdisho

Mootadaan sadexda lugoodleyda oo looyaqaano Bajaaj ayaa waxaa ay halkiimar qaadaa sadex qofood waxaana qofka looga kireeyaa qiime aad u jaban waxa ayna ka shaqeystan muqdisho iyagoo ka cabanaya maalinkasta minishiibyida oo sida ay sheegeyn laga qaado lacago xad dhaafa ah iyo cabasho dhanka marinka wadooyinka ah .
hadaba halkan ka daawo warbixin amuurtaas ka hadleysa:

war la’aani waa dhego laaan.”’wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun.
Ninkii talin jiray na hadduu tagay, midaan talin jirin baa yimaada.

By Kowthar abdirahman elmi

Comments

comments