Dhagayso:Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka wadahadley arimo badan

Madaxweynaha iyo Mr Ban ayaa ka wadahadley xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, xuquuqda aadanaha iyo arrimo kale.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uga mahad celiyay taageerada ay mar walba Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka la garab taagan yihiin Soomaaliya.

halkan ka daawo :

Comments

comments