Faransiiska oo dhimaya ciidamada ka jooga Afrikada Dhexe.

Wasiirka difaaca dalka Faransiiska Jan If Lodariyan ayaa u sheegay majalad todobaadla ah in dalkiisa uu dhimi doono militeriga ka jooga dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe dhamaadka sanadkaan .
iyadoo xukuumada Paris u diyaar garoobayso doorashooyinka soo socda.
Faransiiska waxaa ka jooga wadankaasi 900-askari.
Askarta Faransiiska qaarkood ee nabad ilaalinta u jooga wadanka Afrikada dhexe ayaa lagu eedeyay falal jinsiga la xiriira oo ay ku sameeyen caruur yar yar

Comments

comments