Shacabkii Liido lagu laayay Miyaan Iloobi karnaa?

‘Galabta waxan tagay Beach View Oo Ku taalla Xeebta Liido Muqdisho!!!
Nolosha Caadi ayey ku soo laabaneysaa lkn waxaa ii muuqday Raadadka dhacdadii Xanuunka badneed Laba habeen ka hor ka dhacday Xeebtas Liido.
Waxyaabihii aan la soo kulmay waxaa kamid ahaa Caruur ”’ haween Biyaha badda ku dabaalanaya, Kallumeysato Jilaabaneysay”’ Dad shacab iyo siyaasiyiin oo Maqaayada Shaah ka cabaya islamarkana ku sheekeysanaya madashaasi’
Waxan isweydiiyey Afar su’aal oo dadku qaar jawabtooda fudeed ka dhigtan hadaba aan idiin sheego maskaxdeydu waxay isweydiise—
1: Maxa iska badaley Imaanshaha Xeebtan liido xasuuqii shacabka kadiib?
2:Dowlada Soomaaliya Maxaa Amniga uga qorsheesan hadda kadib ?
3:Aragtida Shacabkii Halkan imaan jirey Waa Nuucee?
4:Dadka Ganacsiga Ku leh Xeebtan hadda Maxay dareemayaan?
FG: ilaa hadda wax iiga jawabo si dhab ah mahayo wan ku wareeray waxana ku cabiray heestan”


Fadlan ha loo duceeyo Mogadishu’PLZ hadaad aqriso qoralkeyga iiga jawaab su’aalaheyga waa codsi dhankeyga ah ? Hadaba jawabaha ay ila wadageyn Qaar kamid ah Bulshada waxaa kamid ahaa:
000

2

3

5

66

Capture

lll

muhiim

pp

ppppppp

u

vv
Mahadsanadiin

Comments

comments