Soomaaliya Guul Iyo Gobonimo Insha’alah

Muqdisho maalmahan Waxa Ka Socdo diyaar Garow Loogu jiro Xuska Maalintii La Qoray Farta Soomaaliga 21 bishan”’Hadaba Halkan Ka Daawo : Tartan Loo Qabtay Dhalinyaro 18 Gobol Ee Somalia

Waa Tartan Aan u riyaaqay Oo Mudan In La Dhiirigeliyo Dhalinayaradan hamiga fiican leh,Waxa uu ka dhacay daarta Jamacada Ummada ‘

Waxa uu ahaa tartankaan mid Xiiso leh kasoo Lagu Bilaabay dhalinyaro ka soocotay Sideed Gobol Halka ay Tobanka Kale Iyaguna Sugaan Soo Bandhigi Doonaan Isla Todobaadkan Oo Ay MaantaUgu Horayso.

Halkan hoose ka daawo tartan Xiiso leh Oo ka dhacay muqdisho :

Comments

comments