Daawo:Taliye Gafow oo soo bandhigay codsi ka yimid Waran Cade Oo ku saabsan in Xafiis bixiya Basaboorka Somaaliya laga furo Hargeysa

Taliyaha waaxda hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Fedraalka Somalia, mudane C/llahi Gaafow Maxamuud, ayaa shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho waxaa uu ku soo bandhigay arin laga fileyn oo ku socota Somaliland.
Gen. Gaafow ayaa soo bandhigay documents ka timid Somaliland oo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ku soo codsaday passport-ka dalka Somalia.
1917603_916973651751995_2815610385871658422_n

12631527_916973605085333_2522644872961895106_n

12644731_916973541752006_3647770247878707830_n
Jen. Gaafow ayaa wax laga naxo ku tilmaamay cadaadiska Somaliland ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed ee dega gobollada waqooyiga Jamhuuriyadda Somalia ilaahow u gar gaar wax walba waa la siyaasadeeyay
Halkan ka daawo taliyahay waaxda hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha oo ka hadlaya:

Comments

comments