Daawo:Baarlamaanka Soomaaliya oo Akhrinta Seddexaad mariyay Sharciga Qaxootiga

Kulan ay maanta Golaha Shacabka ay ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa akhrinta 3aad mariyay hindise sharciyeedka Sharciga Qaxootiga, iyado akhirnta koowaadna mariyay Hindise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa amba qaaday ka doodista sharciyada muhiimka ah ee horyaala iyo sidii loom eel marin lahaa,waxayna maanta ay meel mariyeen hindise sharciyeedka Sharciga Qaxootiga, iyado akhirnta koowaadna mariyay Hindise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha.

Comments

comments