Ogaysiis ku saabsan Shabakada iyo hees cusub oo loo qaaday kowtharmedia.com

 

Dhamaan Aqrista yaasha, Daawado yaasha, iyo taageerayaasha Kowthar Media​ /kowtharmedia.com meelkasta oo ay ku sugan yihiin dal iyo dibad waxaan halkan uga marinayaa dambaal mahadcelin ah si gaar ah asxaabta fariimaha ila soo wadaaga iyo Macalinkeyga Abwaan/Al Fanaan Xayir Cali rooble oo hees uu u qaaday kowtharmedia isoo gaarsiiyay ”

waxaan idiin leeyahay ”Nabad iyo Caano niyadsan iyo farxad, waxaa na idinkaga mahadcelinayaa markasta taageerada iyo garab istaagiina Meelkasta,,Markasta iyo Waqtikasta.

Su’aalo badan oo taageerayaasheyda isoo gaarsiiyeen waxaa uga jawabaa:–Shaqada aan u hayo bulshada cidna igama hor istaagikarto iskuday walboo la sameeya Waan ogahay in dadku qaar uu dhibo dhab ka hadalka Rasmiga ah Ee Warbaahinta Hada kadib waa kowtharmedia oo balaarin lagu wado una diyaar ah in ay idiin soo gudbiso xog muhiim ah Insha’alaah!!

Waxaa sidoo kale idiin kugu bishaareynaa in Kowthar Media barnaamijyo iyo aragtiyo aad kula soo wadaaagikartaan Emailada hoose :-

Ku soo hagaaji Fariimahaaga Qoraal ama cod
Email: kowtharmedia@gmail.com
kowtharccm@gmail.com
****Halkan hoose ka daawo heesta Macalinkeyga Alfanan xayir cali rooble***

Comments

comments