Daawo muqaal: Waalidiinta Soomaliyeed ee UK oo Niyadjab wayn kaqaaday Xabsiyada iyo fidnada taba tagan Caruurta ay dhaleen!!

Barnaamijkan ayaa waxaa diirada Lagu saaray Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Xabsiyada Gelaaya, Dhibaatooyinka ay la Kulmaan iyo waxyaabaha Sababta u ah oo la ogaday in ay tahay ka weecashada ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Daraasad lasoo saaray ayaa muujinaysa in dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada London ay siwayn u Korordhay dadka Isdila ee ku Hubaysan MINDIYO, Iyadoona ay degmooyinka ay Soomaalidu degto ay ku Jiraan, Waxaana Barnaamijka lagu soo bandhigay arimo la yaab leh oo ku saabsan Waalidiinta Soomaaliyeed iyo Caruurta ay dhaleen.

HALKAAN HOOSE KADAAWO DAAWO MUUQAAL

Comments

comments