DAAWO muuqaal LA YAAB: Siyaasiyiinta Reer Awdal oo noqday Wad sugeyaal “Hadii Siilaanyo dhinto, Xilka ayaynu Qaban”!!

Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Awdal ee Xilka Madaxwayne ku xigeen in ay ka qabtaan maamulka Somaliland, kuwaas ayaa sheegay inay Sugayaan Geerida ku Timaada Axmed Siilaanyo, si ay Hogaanka maamulkaasi u Qabtaan.

“Jagadada madaxwayne ku xigeenku maaha Jago Sahlan, waa madaxwaynaha Berito, Waa Qofka la Rabo hadii Tii Alle Timaado (GEERI) inuu Dalkan ka Noqdo madaxwayne oo uu Hagi Karo”.
Hadalkan kasoo yeedhay Siyaasiyiinta Hunguriga ka qaba madaxwayne ku xigeenka maamulka Somaliland, ayaa noqday mid hadal hayn badan, Sidoo kalana waxaa lagu tilmaamay “WAD SUGEYAASHA SOMALILAND”.

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments