Daawo MUUQAAL: Warbixin Xiiso leh Nolosha Soomaalida Norwey, Taariikhda OSLO iyo Dhibaatada Xiligaan ee Sharciyada!!

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin daaha looga Qaaday Nolshada Soomaalida ku dhaqan dalka Norwey iyo Taariikhda magaalada OSLO ee dalka Norwey, iyadoo uu ka warbixiyey Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse oo laga soo doorto magaalada OSLO.

Masaajid wayn oo Soomaalidu ay Halkaasi ka dhisteen ayaa waxaa la sheegay inay ku Socotay Mudo DACWAD, kadib markii guriga ku xiga uu dhaawac soo gaadhay xiligii Dhismaha Masaajidku  socday, iyadoona Dacwadaasi ay socotay Sanado-badan tasi oo sadex geesood ah.
Arinta ugu wayn ee haysata Soomaalida norwey ee Xiligan ayaa waxay tahay Dhibaatada ka taagan dhinaca Sharciyada, iyadoona dhowaan Soomaali badan dib loogu soo celiyey dalkooda Hooyo, iyadoo lagu eedeeyay inay markii hore isku dhiibeen Sifooyin Khaldan.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments