Weerar lagu qaaday Markab dagaal oo laga leeyahay Qaarada Maraykanka!!

Saraakiisha Ciidamada Badda Dalka maraykanka, ayaa sheegay in dhowr Gentaal lagu ridey Maraakiib dagaal oo Maraykanku leeyahay,kuwaas oo ilaalo ka haya Biyaha Dalka Yemen.
Weerarka lagu qaaday Xalay Markabka USS Masson iyo kuwii ka horreeyay ee USS Nitze iyo USS Ponce, ayaanan la sheegin tiradooda dhabta ah iyo qasaare ay geysteen toona.
Daba yaaqadii Todobaadkii tegey ayay ahayd markii Markabka Dagaalka ee USS Nitze, uu Gentaal ku ridey Saddex Raadar oo ay maamulaan Xuuthiyiintu Yemen, taas oo jawaab u ahayd Weerarkii lagu qaaday Markabka USS Mason.
Weerarkan ayaa noqonaya kii Saddexaad ee Todobaad gudahiis lagu qaado Maraakiibta dagaalka ee Dalka Maraykanka.

Seurce: kanaalka mareekanka CNN

Comments

comments