Daawo Muuqaal: Dr. C.kariim Xasan Jaamac iyo Wafdi soo gaaray Buuhodle & Madaxda KHAATUMO oo ku Qaabilay Garoonka Buuhoodle!!

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle siwayn loogu soo dhoweeyay Wasiirkii Hore Warfaafinta iyo Boostada Soomaaliya Dr. Cabdikariim Xasan Jaamac iyo Masuuliyiin kale, Waxaana Garoonka kusoo dhoweeyay Madaxda maamulka Khaatumo.

Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Madaxwayne ku Xigeenka Cabdale Haybe Cagolule ayaa Wafdiga kusoo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Ismaaciil Mire.
Ugu danbayntii waxaa hadalka qaatay C.kariim Xasan Jaamac oo sheegay Inay u yimaadeen inay ka shaqeeyaan Horumarka, Midnimada iyo Wadatashiga, Kaasi oo ay Wadaan Maamulka kHAARUMO State iyo Shacabku si loo gaadho waxyaabaha ay Gaadheen Bulshada kale iyo Maamulada kale.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments