Daawo MUUQAAL SIR AH MADAXWEYNAHA M/ PUTLAND CABDIWALI GAAS OO kulan lasheeshay BEESHA Saleebaan uu ka dhashtay HOGAAMIYE CABDISAMAD GALAN!!

Maamulka Putland Sababta Dagaalka Gaalkaciyo ay uga wadaan oo la ogaaday ojeedada Dagaalkaas oo ah in lagu majaxaabiyo Xurnimo Doonka Ciidanka Cabdisamad Galan.

si Hogaamiye cabdisamad Galan Lagu siro ciidankooda in uu Cadow soo weeray sidaas oo ah in lagu mashquuliyo Ciidanka Hubeesan uu Hogaamiye Cabdisamad Galan oo ah Gudoomiyahii hore ee Magaalada Boosaaso Beeshiisa ayaa maanta lagu baaqay in Dagaalka Gaalkaciyo galaan.

waxaana lagaraneyn shirqoolkaan loo dhigay Hogaamiye Cabdisamad sida uu uga baxsan doonyoo.

Muuqaal sir ah Halkaan Hoose kadaawo

Comments

comments