Daawo Muuqaal Cajiib ah: 9-Jir Soomaali ah oo Noqday musharax Madaxwayne!!

Muuse Abuukar Muuse oo wiil yar oo Somaaliyeed oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norwey ayaa wuxuu shaaciyey inuu doonayo inuu Noqday madaxwaynaha Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inuu hada yahay Musharax.

Muuse oo u Muuqda inuu Ka Caqli badan yahay Qaar kamid ah Hogaanka Soomaalida ee Xiligan ayaa wuxuu sheegay in Madaxdii la doortay ay waxba dalka u qaban waayeen, Taasina ay keentay inuu ka dhiidhiyo.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments