DAAWO Muuqaal: Soomaalia oo lagu soo bandhigay Ciidan badali lahaa AMISOM iyo Taliyaha Ciidanka xooga oo hadlay!!

Dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Kulanka Looga hadlayey Sida ay Ciidamada Xooga dalka Kornee´ladooda ee Amaanka ugala soo Wareegi lahaayeen Hawlaha Ciidanka AMISOM ka haayaan Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho Kulanweyn oo ku dhexmaray  Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed  iyo Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka, iyo Taliyeyaasha Ciidamada Badda iyo Cirka.

Taliyaha ayaa ugu horayn kulanka waxa uu ka sheegay sida loogu diyaar Garoobayo mas´uuliyadaasi Balaadhan “Waa inaynu u diyaar Garowno, inaynu Xilka dalka kala Wareegno, Ciidanka AMISOM, waa inaynu Qaadno Dhamaan Talaabooyinkaasi, Xilkaasi inaga ayaa la inaga Sugayaa, Waad balan Qaadaane, War diyaar ma u Tihiin “HAA” War diyaar ma u tihiin “HAA” HAA” ayay ugu Jawaabeen Taliyaha.

Muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments