DAAWO MUUQAAL: Jabhad Hubaysan oo Maanta looga dhowaaqay Gobolka Sool!!

Laascaanood (Kowtharmedia.com) Degmada Boocame oo Ka tirsan Gobolka Sool ayaa looga Dhawaaqay JABHAD Cusub Oo loogu Magac Daray Jabhada Xoraynta Iyo Midaynta Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Waxaana Madasha jabhada Looga dhowaaqay Ka hadlay Qaar kamid ah Hogaanka Jabhada oo kamida Ahaayen Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo loo dooratay Gudoomiye kumeel gaadhka ah, Horeyna uga soo mid Noqday Wasiirada maamulka Khaatumo, Waxaana sidoo kale Kulanka ku Weheliyey Qaar kamida ah Saraakiisha ciidanka iyo Qurbajoog taageersan Jabhada Xoraynta iyo Midaynta Deegaanada Khaatumo.

muuqaal halkaan hoose kadaawo

Comments

comments