Maamulka Galmudug oo Dagaalka saakay Gaalkacyo ka dhacay War ka soo saartay ”Akhriso”!

Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa Goor dhaw soo saartay Warsaxaafadeed ay uga hadleyso Dagaalka ka dhacay Magaalada gaalkacyo,waxaana ay sheegtay in dagaalka Saakay ay soo qaadeen Puntland oo ay Jabiyeen Heshiiskii lagu gaaray Imaaraadka.

Warbaahinta Gudaha Soomaaliya ka hadasha waxa ay Galmudug usheegtay in Maamulka Putland, Maamulka Liyuu Police Iyo Itoobiya oo isku xulufa ah marnaba aysan ka raali ahyn in Gaalkaciyo lagu wada daganaado si Nabad ah ayna doonayaan Dhulbalaarsi”.

RIIX HALKAAN HOOSE KA AQRISO WARSAXAAFADEEDKA GALMUDUG ee SOO SAARTAY.

warsaxaafadeed-galmudug-gaalkacyo-6112016

Comments

comments