DAAWO MUUQAAL: Wariye C.maalik Coldoon oo Muqdisho lacag ugu geeyay Cabdi Tahliil isagoo Fariin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh!

Wariye C.maalik Muuse Coldoon ayaa Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo ku Xanuunsan magaalada Muqdisho wuxuu ku gaadhsiiyey Deeq Lacageed oo ay usoo dhiibeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Maraykanka iyo Australia.

Dhinaca kale wuxuu Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ugu Baaqay inuu Fanaanka u Fududeeyo Sidii loogu Qaadi lahaa Dalka Jarmalka, Waxaana ugu danbayntii Halkaasi ka hadashay Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye.

muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments