DAAWO MUUQAAL: Kulan oo Looga Hadlay Dagaalka Gobolka Mudug oo ka dhacay Magaalada Muqdisho!!

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qaybtay Kulan looga hadlay Xaalada Colaadeed ee magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ku dagaalamayeen Ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Abwaanada Soomaaliyeed, waxaana Halkaasi ka hadlay Abwaano uu ka mid yahay ABWAAN SANGUB, Kuwaasi oo siwayn uga dhiidhiyey Colaada dhiiga badan ku daatay ee Gaalkacyo, Waxaana ugu danbayntii Halkaasi lagu soo Bandhigay Heeso iyo Suugaan Wadani ah.

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments