MUUQAAL: Maliibaanayaasha lagu liibaano ahna Ciidanka Kenya oona Ciidankeedi kala Baxday Koonfurta Suudaan iyo Sababta!

Qaybtii ugu horeesay ee ciidankii Kenya ee nabad ilaalinta ujoogay South Sudan ayaa dib ugu laabtay dalka Kenya iyagoo fulinaya amarkii kasoo baxay madaxweynahooda. Diyaarad siday 100 askari ayaa shalay ka dagtay Nairobi,iyadoo inta hadhayna la soo daad gurayn doono Dalkooda.

Go’aanka ah in Kenya ciidankeeda kala soo baxdo South Sudan ayaa yimid kadib markii xoghayaha guud ee qaramada midoobay uu eryay janankii Kenyaanka ahaa ee taliyaha ka ahaa ciidamada nabad ilaalinta qaramada midoobay ee ku sugan South Sudan kaa soo lagu eedeeyay inuu shaqadiisi kasoo bixi waayey.

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments