DAAWO MUUQAAL: Cabdiwali Gaas oo ka Hadlay Xal u helida dagaalka kosocda gobolka Mudug iyo Abaaro ee haysato Dadka Gobolada!!

Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta soo gaadhay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, Halkaasi oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka dhacayeen dagaalo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Ciidamada Galmudug.

Cabdi Gaas oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu Gaalkacyo u yimid Arimo Nabad.Gelyada, Wuxuuna sheegay in magaalada Gaalkaciyo ay soo gaareen Madaxda Galmudug iyo Masuuliyiin kale, Waxaana lagu wadaa Heshiis laga Gaadho dagaalada soo Noq noqday ee magaalada Gaalkacyo, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Xaalada Abaaraha “Dagaalka Gaalkaciyo in la joojiyo ayaan awoodaa laakiin Abaaraha Dadka Reer Putland maka saari kari allaah ayaan ubaryeynaa in uu Raxmadiisa ugu Deeqo dadka dhiban” ayuu dhahay

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments