Daawo MUUQAAL: Ciidanka Kenya ee Kismayo ku sugan oo Fadeexad wayn ku Kacay kadib markii ay ka shaqeysteen sida ay kusii taajiri lahaayeen!!

Waa maxay arrinta dhabta ah ee ciidamada Kiiniya u joogaan Soomaaliya? Qoraal UN-ta ay dhawaan soo saartay wuxuu sheegayaa inay malaayiin doolar ka sameeyaan dhuxusha sharci darrada lagu dhoofiyo Iyo arimo kale oo la yaab Leh.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO WAA CADEYN IN WADA SHAQAYN KA DHAXEYSO IMAARAADKA CARAB, KIINYA IYO QAAR KAMID AH SHABAAB

AXMED MADOOWE MAQAAR SAAR AYUU KAYAHAY KISMAAYO LAAKIIN CIDA MAAMUSHO OO AAN AHEYNIN DOWLADA SOOMAALIYA WAA KUMA`?

Comments

comments