Daawo MUUQAAL: Dowlada Kiinya oo Loogu baaqay Inay Ciidankeeda kala baxdo Soomaaliya kadib marka ay isku dhaceen Iyaga iyo Beesha Caalamka!!

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kenya Raila Odinga (CORD) ayaa ka hadlay Go’aanka Ciidamada Kenya looga soo saaray dalka Koonfurta Suudaan.

Dhinaca kale Hogaamiyaha Mucaaridka ayaa ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaray dalka Soomaaliya, oo Qaybo kamid ah ku sugan yihiin.
Wixii ka danbeeyay markii Ciidanke Kenya ay Gudaha u galeen Soomaaliya waxaa Jiray weeraro ka dhacay Gudaha dalka Kenya.

sidoo kale Ciidamada Kiinya ee ah malii baanayaasha lagu liiibaana ayaa gudaha Soomaaliya qaasatan ceel Cade Gobolka Gedo ayaa boqolaal Askari looga dilay Kiinya, Isku dhaca Kiinya iyo Beesha Caalmka ayaa timid kadib markii isbuucii lasoo dhaafay ee UN ka ku dhawaaqeen Tirada Ciidanka Kiinya ee Shabaab ka xasuuqeeyn Ceel cade.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments