DAAWO MUUQAAL: CADE MUUSE oo Sharafta ka qaaday C.wali gaas & C.kariin Guuleed!!

Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland Cade Muuse oo ka hadlay Xaalada Dagaalka Gaalkacyo waxuuna Sharafta ka qaaday C.wali Gaas iyo C.kariim Guuleed, Wuxuuna ku sifeeyay Rag aan Xukumin dadka ay madaxda u sheeganayaan, Wuxuuna sheegay in dagaalku aanu ahayn wax lagu Faano.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Xalka nabadeedka Gaalkacyo ee loo aado Kismaayo waxuuna kutilmaay arin aan waxba usoo kordhineyn Nabada Gaalkaciyo waxuuna kusheegay hadii la doonaayo nabada iyo kolsooni in ee ka dhex dhalato Reer Mudug uuna xaalku yahay in Geedka hoosiisa ay isla tagaan Putland iyo Galmudug ayna isku furan ganacsiga iyo isku socoka dadweynaha.

Arimaha qarsoon ee dagaalada Gaalkaciyo ka dhashay ayaa yimid Kadib markii Maamulka Putland ay xayiraad saareen Ganacsiga Galmudug ee uga soo dagi jiray Magaalada Boosaaso kadib Maamulka Galmudug waxay Daked cusub ka furteen Xeebta Galmudug Hobyo waxaana sidaas xayiraad lagu saaray Putland oo maciishada iyo Cunto looga keeni jiray Gobolada Hiiraan iyo labada Shabeele uu wabiga maro Barwaaqada sinaan uwadaaga Dadkeynow.

Muuqaalka halkaan hoose kadaawo

Comments

comments