Daawo Muuqaal: Xubnaha kasoo jeeda maamulka Somaliland ee MUQDISHO ku Sugan oo Isku haysta Kuraasta XILDHIBAANADA iyo ceeb dhacday!!

Bulshada kasoo jeeda deeganada maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf u dhexeeya oo ku saabsan Arimaha Doorashooyinka iyo Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya waxaana xaquudooda kutuntay Niman iyo naago kooban oo kasoo jeeda Soomaaliland balse xafiif ahaan ay utahay Madaxtooyada Sooomaaliya Magaalada Muqdisho.

Waxgarad kulan ku yeeshay maanta ayaa sheegay inay degaan Waqooyi Galbeed Soomaaliya, waxayna sheegeen in la isku Koobay Xildhibaanada, Iyagoo sheegay in Al-baabada laga xidhay, Iyadoona Xusay Kulamo ay horey ula qaateen Raysal wasaare ku xigeenka.

Muuqaalka Halkaan hoose kadaawo

Comments

comments