Dowladda Itoobiya oo ka baxeysa Howlgalka AMISOM Akhriso warbixin kooban!!

Afhayeenka Ciidamada AMISOM  Jeo Kibet ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay kala baxeyso Ciidamadeeda Dalka Soomaaliya ka jooga ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM.

Afhayeenka ayaa sheegay Arrintaas ku saabsan dib ugurashada Ciidamada AMISOM Itoobiya ee dhawaan kala baxeyso Soomaaliya taas ay u keeni karto Niyad Jab Ciidanka Soomaaliya iyo in dib looga laabto Qorsheyaal ay AMISOM Dajisay oo ku aadan la dagaalamka Al-shabaab.

Dowladda Itoobiya ayaa Ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya kala baxday Degaano ka mid ah Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya,waxaana Goobahaas la wareegay Al-Shabaab oo ay ugu tala galeen in ee markale quwadooda soo xoogeystaan saaxiibada itoobiya ee ah Mucaarad shabaab.

Dowladda Itoobiya ayaa talaabaan sheegtay iyo qaabka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay ugala baxdayso dhaqaallo yari uga timid Dadlalkii bixin jiray Lacagaha  la siiyo Ciidamada Itoobiya.

sidaas waa kutalagal oo ay is leeyihiin Ciidanka Soomaaliya loo soo dhisaayo mudo dhowr qarni kale hala sii dagaalaan Shabaab.

Comments

comments