مطرنا بفضل الله ورحمته maanta jawiga Muqdisho iyo Roobtuugii shalay oo Allaah S.W. laga helay!!

Soomaalida Muqdisho Ku Nool iyo Guud Ahaanba inta Dunida kale kunool  Haddii Qarax Dhaco Facebook iyo website yada ayey kudadaalaa kuna sheegaan dhibaatada.
balse Maanta Warka waa Qeyrka Iyo Barakadii Alle iyo Raxmada Eebe uu Umadiisa U shubay Dadka Inyar Ayaa maanta Soo Qortey in Roobab Lagu Qaboowsadey uu Xamar Ka Da’ayo Alhamdu lilaah Waxaana Umada Muqdisho iyo dhamaan Umada Soomaaliyeed ubaryeenaa raxmadii Eebe in uu allaah ku waraabiyo qaybta raxmada iyo Kheyrkiisa aamiin aamiin.

Daawo Sawirada saakay Muqdisho meelo kamid ah laga soo kala qaaday

soomaaliya

djabuuti-2

djabuuti-1

Comments

comments