DAAWO: Wiil Qaxooti ku ahaa Dalka Kenya oo ka mid Noqday Xildhibaanada Soomaaliya (maqaal)

Cabdulaahi Sh. Cabaas Siraaji oo Ahaa in Muddo Dheer Qaxooti kula Noolaa Xerada Dhadhaab ayaa ku Guuleeystay kamid Noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdulaahi oo La hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu ku Faraxsanyahay in uu ka soo Muuqdo Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Cabdulaahi oo wax laga weeydiiyay Cidïi ku Gacan siisay qarashka dooeashada maadaama Siyaasada ay u baahantahay qarash ama lacag ayuu sheegay in qoosykiisa ay ku gacan siiyeen arintaasi.

Comments

comments