Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanadii maanta lagu doortay Magaalada Jowhar!!

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana maanta la doortay ilaa 8-Xildhibaan oo kamid oqonaya Aqalka hoose.

Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Jowhar ayaa waxaa kamid ahaa Siyaasiga saameynta badan ee Faarax Sheekh Cabduqaadir, waxaa sidoo kale la doortay Wasiirka Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya iyo Taliyihii hore ee Hay’ada Nabad Sugida Qaranka.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Xildhibaanada Jowhar lagu doortay

1- Maxamed Xasan Qoone (Xawaadle Cabdale Samatalis)

2- Cabdirisaaq Cumar Maxamed(Xawaadle Ibraahim Ciise)

3-Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe ( Xawaadle Cali Madaxweyne)

4- Faarax Shiikh Cabdqaadir (Beesha Reer OwXasan)

5-Cali Maxamed Cumar (Beesha Hilibi- Mudulood)

6-Aadan Cali Xasan Kamaandey (Beesha Moobleen).

7-Khadiijo Maxamed Diiriye ( Beesha Yaxar)

8)- Xiis Xasan Nuur Aadan (Beesha Baajamaal)

Comments

comments