Daawo:Soomaaliya oo ka qayb gashay Shir Deg Deg Ah oo Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeeshay magaalada Makka!

Wasiirka arimaha debeda Soomaaliya C.salaan Hadliye ayaa wuxuu ka qayb galay shir Deg deg ah oo wadamada Islaamku ay ku yeesheen magaalada Barakaysan ee Makka ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay Arimo kala duwan, waxaana si gaar ah Diirada loogu saaray Gantaal dhowaan Kooxaha Xuutiyiinta ay kusoo tuureen magaalada Barakaysan ee Makka, Waxaaana Sidoo kale shirka Lagu doortay Hogaamiyaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments