DAAWO MUUQAAL: Salaad Cali Jeelle oo Weerar ba’an ku qaaday Madaxwayne XASAN, Daahana ka Qaaday Arimo La yaab Leh!!

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Wuxuu sheegay in Dawlada Waqtigeedu dhamaaday Xilligaan, ay ku howlan tahay in Hantidii iyo Mushaharkii Dawlada ay ku bixinayso Xildhibaanada Cusub.

“Waxay kusoo Wada Ururtay in Xasan sheekh loo Wada shaqeeyo, Isaga ayaa Xildhibaanadii lacag kusoo saaraya, Wuxuuna doonayaa sidii uu kusoo Noqon lahaa “ Ayuu yidhi Salaad cali Jeelle.
Wuxuu sheegay in dagaalada ka dhacay Qaybo kamid ah maamulada dalka ay ka danbeeyaan Kooxda Damu-jadiid, “Habaynkii ugu danbeeyay ee Hirshabeele doorashadu ka socotay, markii laga guulaystay midkii ka socday Damu-jadiid ayaa laydhkii la damiyey, oo dagaal iyo Rasaasna ay ka Bilaabatay”.

MUUQAAL HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments