Daawo: Siyaasiyiinta maamulka S.land ee Muqdisho ku sugan oo dagaal ka dhex Bilowday iyo Haweenay ka Warbixisay Dowlada qaybta Shabaabka ah!!

Siyaasiyiinta kasoo jeeda maamulka Soomaaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa dagaal ka dhex Bilowday, Haweenay ayaa ka warbixisay Dil loogu Hanjabay iyo waxyaabaha la isku haysto oo ay cadeesay, Hawaaneey kamid ah Gudida Doorashooyinka dadban oo kacabaneysa Dowalada qaybta shabaab oo u handaday.

DAAWO CADEYNAA IN AYSAN SHABAAB KALIYA MUqdisho Dadka Kudilin ee dilka Gaystaan Qayb Dowlada kamid ah waliba wasiirada qaar oo ah shabaab dila Shacbiga waxgaradka.

Comments

comments