Akhriso Magacyada Xildhibaanadii maanta lagu doortay magaalooyinka Jowhar, Baydhabo iyo Magaalada Cadaado!!

Waxaa saakay magaalooyinka Jowhar, Baydabo iyo Cadaado mar kale ka qabsoontay doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana magaalooyinkaasi maanta lagu doortay 15-Xildhibaan oo kamid noqonaya kuwa Aqalka hoose.

Xildhibaanada maanta la doortay ayaa u badnaa Xildhibaano horay uga mid ahaa Baarlamaanka Federaalka ee waqtgiisa dhamaaday, waxaana sidoo kale Xildhibaanadan ku jiray Wasiir kuxigeeno katirsan Xukuumada Soomaaliya.

HALKAAN KA AQRISO MAGACYADA XILDHIBAANADA LAGU DOORTAY MAGAALADa BAYDHABO

1-Cali Maxamed Nuur,
2-Saalim Caliyow Ibrow
3-Maxamed Isaaq Xuseen (Afaraale),
4-Isgow Deerow Isaaq,
5-Axmed Cumar Islow
6-Axmed Mayow Cabdulle
7-Cabdalla Xuseen Cali

Xildibaanadii maanta Jowhar lagu dortay

1-Yuusuf Xuseen Axmed (Black),
2-C/laahi Colaad Rooble
3-Samiira Xasan Cabdulle,
4-Muxamed Maxamed Jimcaale
5- Yuusuf Ibraahim Axmed.

Xildhibaanada lagu doortay magaalada Cadaado

1-Cabdiweli Maxamed Qanyare
2-Warsame Maxamed Joodax
3-C/kariin Khaliif Cabdi (Dhalac)

Comments

comments