MUUQAAL: Muuse Suudi Yalaxow oo Khudbad la siiyey ku dhameystay amaanta Xasan sheekh iyo Wuxuu ka sheegay kulanka DAAWO!!

Muuse Suudi Yalaxow oo dhowaan loo doortay Mudanayaasha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Khudbad wuxuu ka Jeediyey Munaasibad Lagu xusayey markuu Madaxweyne Xassan Sheeq xil uu umagacaabay Saxiibkiisa ahna Godoomiye maamulka Gobolka Banaadir Sanadguuradii Koobaad oo loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Muuse ayaa siwayn wuxuu Amaan ugu soo Jeediyey madaxwaynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh, Wuxuuna ku Sifeeyay mar kuu ka hadlayey maamulada dalka Ka dhismay inuu yahay Nin kasoo baxay Howl balaadhan oo Mucjiso oo ku tilmaamay, Wuxuuna bulshada u soo jeediyey inay taageeraan.

MUUQAALKA HALKAAN HOOSE KADAAWO

Comments

comments